Meena Kumari

Atariisho iyo gabayaa Hindi ah (1993-1972)

Meena Kumari[1] (dhashay Mahjabeen Bano; 1 Agoosto 1933[2] – 31 Maarso 1972) waxay ahayd atariisho iyo gabayaa Hindi ah, taasoo ka shaqayn jirtay filimada Hindiga oo caan ku ah sido kale magaca "Boqorada Masiibada",[3][4] waxay firfircoonayd intii u dhaxaysay 1939 ilaa 1972.[5][6] Kumari waxay dadka dhaleeceeya ku tilmaameen inay tahay atariishada shaleemada Hindiga oo aan taariikh ahaan la barbar dhigi karin.[7] In ka badan 33 sano, waxay jishay ilaa 92 filim sida Sahib Bibi Aur Ghulam, Pakeezah, Mere Apne, Aarti, Baiju Bawra, Parineeta, Dil Apna Aur Preet Parai, Foot Path, Dil Ek Mandir iyo Kaajal.

Meena Kumari
Meena Kumari, 1957
Ku dhashayMahjabeen Bano
(1933-08-01)1 Agoosto 1933
Bombay
Dhimasho31. Maarso 1972(1972-03-31) (da'da 38jir)
Bombay, Maharashtra, Hindiya
ShaqadaAtariisho
Sanadaha Shaqada1939–1972
XaasaskaKamal Amrohi (1952–1964)
Saxiixa
Meena Kumari
Nooca fanka
Sanadaha Shaqada1941, 1946–1948, 1959–1972
Falalka la xiriira
Meena Kumari
QalinkaNaaz

Tixraacyo wax ka badal

  1. "Nuqul Archive". Journal of Indian Cinema. 31 July 2020. Waxaa laga kaydiyay the original 28 Bisha Tobnaad 2020. Soo qaatay 26 October 2020.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= (caawin)
  2. Adrian Room (26 July 2010). "Meena Kumari". McFarland. p. 269. ISBN 978-0-7864-4373-4 https://web.archive.org/web/20201012054005/https://books.google.com/books?id=eSIhzKnNUf4C&pg=PA269. Waxaa laga kaydiyay the original 12 October 2020. Soo qaatay 22 April 2012.  Barameter aan la aqoon |url-status= ignored (caawin); Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. Free Press Journal https://web.archive.org/web/20181003181703/http://www.freepressjournal.in/entertainment/meena-kumari-birth-anniverary-she-is-inspiration-for-all/1113632. Waxaa laga kaydiyay the original 3 October 2018. Soo qaatay 3 October 2018.  Barameter aan la aqoon |url-status= ignored (caawin); Maqan ama ebar |title= (caawin)
  4. Cineplot.com. 19 July 2017 https://web.archive.org/web/20180716081953/http://cineplot.com/meena-kumari-interview-1952. Waxaa laga kaydiyay the original 16 July 2018. Soo qaatay 29 July 2017.  Barameter aan la aqoon |url-status= ignored (caawin); Maqan ama ebar |title= (caawin)
  5. Mohamed, Khalid (25 March 2016). Khaleej Times https://web.archive.org/web/20191018123244/https://www.khaleejtimes.com/wknd/bollywood/remembering-the-tragedy-queen-meena-kumari. Waxaa laga kaydiyay the original 18 October 2019. Soo qaatay 12 October 2020.  Barameter aan la aqoon |url-status= ignored (caawin); Maqan ama ebar |title= (caawin)
  6. Rolling Frames Film Society https://web.archive.org/web/20180804051526/http://rollingframes.org/2016/07/13/meena-kumari-the-tragedy-queen-of-indian-cinema/. Waxaa laga kaydiyay the original 4 August 2018. Soo qaatay 12 October 2020.  Barameter aan la aqoon |url-status= ignored (caawin); Maqan ama ebar |title= (caawin)
  7. Mehta 2016.