Mahiiggaan waa gabay uu mariyey emiirka Diiriye Guure. Wuxuu u codsaday sidhan:

   Mahiiggaankan wada jira; Taargooye maantaba,
Adigaa u maqaddina,
Mahiiggaankan wada jira; Goleweynahaa mudan,
Abshir Dhoore baa u
macallina,
Mahiiggaankan wada jira; Madhaafaanka indhobadan,
Cismaan Boos baa u maqaddina,
Mahiiggaankan wada jira; Dharbash lagama
maarmee,
Xirsi Jeedlade baa u maqaddina,
Mahiiggaankan wada jira; Miinanloo iskaafiya,
Xuseen Yuusuf Ajuuraan baa u maqadina,
Mahiiggaankan wada jira; Shiikhyaaloon la mari karin,
Ibraahin Xoorane baa u maqaddina,
Mahiiggaankan wada jira; Ragxun muruqyo waaweyn,

Jaamac Boos baa u maqaddina
This united torrential downpour, the Taargooye henceforth You are its muqaddim, This united torrential downpour, with the commendable Golaweyne, Abshir Dhoore is its teacher, This united torrential downpour, with the impenetrable Indhabadan, Cismaan Boos is its muqaddim, This united torrential downpour, the Dharbash thats indispensable, Xirsi Jeedlade is its muqaddim, This united torrential downpour; hey Miinanle! Take it easy! Xuseen Yuusuf Ajuuraan is its muqaddim, This united torrential downpour, with the impassable Shiikhyaale warriors, Ibraahin Xoorane is its muqaddim, This united torrential downpour, with the brawny men of Ragxun, Jaamac Boos is its muqaddim