Mahadnaq

(Waxaa laga soo toosiyay Mahadsanid)

Mahadnaq, Mahadcelin ama Mahadsanid (Af Ingiriis : Gratitude, thankfulness, gratefulness; Af Carabi : ar‎) waa dareen oo la dareemo marka wax fiican, kaalmayn ama faa'ido dhacdo.

„Ilaahay wax walba uu kuu sameeyay ugu mahadnaq.”[1]


Bar carruurtaada inay muujiyaan mahadnaq. Xataa carruurta yaryar waxa la bari karaa inay ku mahad naqaan naxariista loo muujiyey.[2]

Tixraac wax ka badal


Waa riyaaq gelin qof qofkale wax uqabtay