Maqrib (Af Carabi : ar‎) ama Galbeed waxaa loo yaqaan gobol ku yaalla galbeedka afrika oo kulmiya shan wadan oo kala ah moritaaniya, aljeeriya marooko, tuniisiya iyo liibiya. baaxada dhulkaas ayaa dhan 5.782.140 oo kilo mitir iskuweer.

Midowga wadamada Carbeed ee Magrib ama (Galbeed)


Wax soo saarka Wadamada Maqrib loo yaqaan GDP (PPP) wax ka badal

Lisska Sanduuqa lacagta aduunka (2013) Liiska Bangiga Aduunka (2013) Liiska 'Buuga Xaqiiqooyinka Caalamka' (2013)
Darajada Wadanka Wax soo saarka (PPP) $M
44 Aljeeriya 285,541
58 Marooko 179,240
70 Tunisiya 108,430
81 Liibiya 70,386
148 Mauritania 8,241
Darajada Wadanka Wax soo saarka (PPP) $M
34 Aljeeriya 421,626
55 Marooko 241,757
70 Liibiya 132,695
75 Tunisiya 120,755
143 Mauritania 11,835
Darajada Wadanka Wax soo saarka (PPP) $M
45 Aljeeriya 284,700
58 Marooko 180,000
68 Tunisiya 108,400
81 Liibiya 73,600
151 Mauritania 8,204

Sawirro wax ka badal

 
Algiers, Algeria
 
Bengazi, la vila vièlha
 
Casablanca, Morocco
 
Katiinad Madax gashi (Morooko)
 
Masjidka weyn ee Al Qiirawaan Tunisia.