Maganlabe (Af Ingiriis : Maganlabe, Af Carabi : ar‎) waa beel ka tirsan beelaha Daaroodka, ee Dadka Soomaalida. Maganlabe waxay deegaan ku yihiin dalka Soomaaliya gaar ahaan gobolada Woqooyi bari ee Puntland), Waxay si khaas ah u sii Dagan dhulka la dhaho uur caleed,casaasa waxay dagan yahiin Bosaaso, magaalada ufayn iyo degmada Xabley. Maganlabe wuxuu ka mid yahay beelaha Mooracase ee Hoostaga Axmed Harti DaaroodWaana.Beesha ugu nabada jecel Axmed Harti wexeyna la dhasheen dishiishe gabtaanle iyo tiinle

Maganlabe
ماجانلابي
Meelaha ay ku badan yihiin
 Soomaaliya
 Yemen
Luqada

Af-Soomaali

Diinta

Islam

Dadka ay dhalyo wadagaan

reer Darawiish, Meheri, Warsangali, Majeerteen, Dishiishe, yemeni iyo Qabaa'il kale oo Daarood.