Template:GeoGroup

Mapka Jabuuti
Jabuuti, magaalo madaxda
Cali Sabiix

Halkan waxaa ku jira Diiwaanka (liiska) magaalooyinka wadanka Jabuuti taasi oo laga soo xigtey tirokoobkii 2009ka. Dhamaan deegaanada ku dhaqan yihiin dad ka badan 10,000 ayaa halkan ku jira.

Diiwaanka wax ka badal

Heerka Magaalo Bulsho (2009 Census) Baaxad (km²)
1 Caasimada Jabuuti 475,322 93
2 Cali Sabiix 37,939 12
3 Dikhil 24,886 4
4 Tadjoora 14,820 3
5 Carta 13,260 2
6 Obokh 11,706 2

Kuwo kale wax ka badal

Sidoo kale fiiri wax ka badal

Tixraac wax ka badal