Madoow
(Waxaa laga soo toosiyay Madow)
Madoow waa mid kamida midabada aasaasiga ah ee ay ka koobmaan midabadu, waxaana lagu arki karaa deegaanka waxa kale oo la arki karaa marka ishau aanay ku dhicin wax iftiin ah. amaba aad joogto meel bilaa iftiina sida habeenkii oo kale.
Astaamaha
wax ka badalMadoowgu wuxuu astaan u yahay fowdada, habeenka, naxdinta, masiibada, baabi'inta, geerida , niyadjabka , culeyska iyo qatarta.
Midabo Kale
wax ka badal
Tixraac
wax ka badal