Macluumaadka Teknolojiyadda

Macluumaadka Teknolojiyadda (Af-Ingiriis: information technology), sida loo yaqaan hadba (qaybo farsamo macluumaad maraykan) ITAA, waa "daraasad hindisid, hurumarin, kicin, taageero أama fududayn hababka macluumaad ee uu ku tiirsanyahay komputerka si gaar ah dhaqan galinta iyo dayactiska komputerka", waxay muhiimadda siisaa Macluumaadka Teknolojiyadda adeegsiga computerka iyo dhaqan galinta barnaamiyada, kaydinta, ilaalinta, dayactirka, dirista, iyo soo celinta amniga macluumaadka.

maal galinta macluumaadka iyo farsamada isgaarsiinta ee sanada 2005

Macluumaadka Teknolojiyadda iyadoo kooban (IT (Information Technology Si gaar ah oo ballaaran waxay ku howl leedahay farsamada iyo waxyaabaha ku xeeran haqabtirka macluumaadka maamulidiisa, gaar ahaan hay'adaha waaweyn.

Qoraalo ku saabsan Macluumaadka Teknolojiyadda wax ka badal

Booqo Heer Ka Somalia Ka Joogto Teknolojiyadda wax ka badal

Xogta wax ka badal

  1. Information Technology is also known as Information and Communication(s) Technology (ICT) and Infocomm in Asia.