Machadka Cilmibaadhista iyo Tababarka Qaramada Midoobay
- Boga "UNITAR" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Machadka Cilmibaadhista iyo Tababarka Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : United Nations Institute for Training and Research, loo soo gaabiyo: UNITAR) ururkan waxaa la aasaasay sanadkii 1963 ka dib markii Sharciga Golaha Sare Qaramada Midoobay Archived Abriil 3, 2015 // Wayback Machine la ansixiyey, kaasi oo dhigayay in ururka QM iyo wakiiladiisa ineey helaan ilo warbixino iyo cilmibaadhis lagu kalsoon yahay oo ku saabsan xaqiiqada[2]".
Machadka Cilmibaadhista iyo Tababarka Qaramada Midoobay United Nations Institute for Training and Research | |
File:UN UNITAR Logo.png | |
Loo soo gaabiyo | UNITAR |
---|---|
Samaysmay | 1963 |
Nooca | Machad Cilmibaadhis QM |
Sharciga | Shaqaysa hada |
Fadhiga | Jeniifa |
Hogaanka | Agaasimaha Sare: Sally Fegan-Wyles[1] |
Website | www.unitar.org |
Qoraalo La Xidhiidha
wax ka badalKu saabsan Qaramada Midoobay
wax ka badalLinkiyo Kale
wax ka badalTixraac
wax ka badal- ↑ "Nuqul Archive". UNITAR. Waxaa laga kaydiyay the original 2017-12-23. Soo qaatay 2015-10-06. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) - ↑ Warbixinta (PDF). UNITAR http://www.unitar.org/sites/default/files/uploads/unitar_statute.pdf. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |