Maalgelinta Horumarka Sare Qaramada Midoobay
- Boga "UNCDF" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Maalgelinta Horumarka Sare Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : United Nations Capital Development Fund, loo soo gaabiyo: UNCDF) waa wakiilka Ururka Qaramada Midoobay ee taageerida iyo hagida 48ka wadan ee ugu dhaqaalaha yar. Hay'adani waxay fursado dhaqaale u abuurtaa bulshooyinka faqiirka ah si ay u helaan maalgashi iyo horumar koboca dhaqaalaha ah.
Inta ugu badan ururka UNCDF waxay diirada saartaa wadanada Afrika iyo kuwa faqiirka ah ee qaarada Aasiya; khaas ahaan wadanada ay aafeeyeen dagaalada iyo colaada.
Qoraalo La Xidhiidha
wax ka badalLinkiyo Kale
wax ka badal- Official UNCDF Website Archived Juun 1, 2013 // Wayback Machine
- About Least Developed Countries Archived Febraayo 4, 2012 // Wayback Machine
- About the Millennium Development Goals
- UNCDF Microfinance Distance Learning Program Archived Jannaayo 6, 2012 // Wayback Machine
Tixraac
wax ka badalWikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |