Lee Jung-jae

Atoore Koonfur Kuuriya

Lee Jung-jae (Kuuriya이정재; dhashay Diseembar 15, 1972)[1] waa atoore reer Koonfur Kuuriya ah iyo moodel hore. Wuxuu kasbaday dareenka adduunka oo dhan doorkiisa Seong Gi-hun ee taxanaha Netflix Squid Game.

Lee Jung-jae
Lee ee Maarso 2021
Ku dhashay (1972-12-15) Diseembar 15, 1972 ( 51jir)
Seoul, Koonfur Kuuriya
Shaqada
  • Atoore
  • moodel
Sanadaha Shaqada1993–hada
Wakiil
Korean name
Hangul
Hanja
Revised RomanizationI Jeong-jae
McCune–ReischauerYi Chŏngjae

Nolol wax ka badal

Bishii Janaayo 2015, Lee wuxuu xaqiijiyay inuu shukaansanayay Im Se-ryung.[2] Lee wuxuu hore u shukaansaday Kim Min-hee.[3]

Tix wax ka badal

  1. Artist Company https://web.archive.org/web/20211004222102/http://www.artistcompany.co.kr/portfolio-item/lee-jung-jae/. Waxaa laga kaydiyay the original October 4, 2021. Soo qaatay October 13, 2021.  Barameter aan la aqoon |url-status= ignored (caawin); Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. " 'Squid Game' Lee Jung-jae shares his thoughts about marrying Im Se-ryung after 7 years of dating on JTBC's 'Newsroom' " KBIZoom.
  3. "Actress Kim Min-hee enjoys limelight again @ HanCinema". www.hancinema.net.