Lahjadda Abron
Abron ama Bono ama Brong ama Bono Twi waa lahjad oo dadka Bono ku hadlaan. Waa la qiyaasaa inuu 1.2 milyan oo qof ku hadlaan Gaana, gaar ahaan gobolka Bono, iyo in ka badan 300,000 oo qoof ku nool Bariga Xeebta Foolmaroodi.
Bono | |
---|---|
Abron | |
Dhalad u ah | Gaana, Xeebta Foolmaroodi |
Qoomiyada | Bono |
U ah afka hooyo | 1.4 million (2013)[1] |
Qoyska luqada |
|
Hab qoraalka | Latin |
Koodka luqada | |
ISO 639-3 | abr |
Naxwe
wax ka badalMagacuyaal
wax ka badalIndependent | Subject | Possessive | Object | |
---|---|---|---|---|
First sing. | me | me- | me- | m |
Second sing. | wo | wo- | wo | w |
Third sing. | ɔno | wɔ- | ɔ-; ne | no |
First pl. | yɛ | yɛ- | yɛ | yɛ |
Second pl. | hõ | hõ- | hõ | hõ |
Third pl. | bɛ | bɛ- | bɛ | bɛ |
Unspecified | ɛ- |
Tixraac
wax ka badal- ↑ Abron at Ethnologue (26th ed., 2023) https://www.ethnologue.com/language/abr/