Af Akan
Af Akan waa luqadda u la wayn Gaana iyo luqadda dadka Akan ku hadlaan. 80% dadka Gaana way ku hadlaan Af Akan, iyo 44% oo dadka wu u yahay luqaddooda hooyo. Af Akan waa loga hadlaa qeybaha Xeebta Foolmaroodi oo u dhow Gaana. Ka ganacsiga addoonta Atlaantigada wuu sababay inuu dad Kaaribiyaanka iyo Ameerikada koonfureed joogo inuu ku hadlaan Af Akan.
Akan | |
---|---|
Ákán | |
Dhalad u ah | Gaana |
Qoomiyada | Akan |
U ah afka hooyo | 14 milyan (2021 census)[1] (date missing) |
Qoyska luqada |
|
Dialects | Asante
Akuapem
Fante
Wasa
|
Hab qoraalka | Latin |
Xaalada Rasmiga | |
Ka ah Luqad rasmi | Midna. — Dowladda Gaana way maalgaleysa |
Regulated by | Akan Orthography Committee |
Koodka luqada | |
ISO 639-1 | ak |
ISO 639-2 | aka |
ISO 639-3 | aka – inclusive code Individual codes: abr – Abron wss – Wasa |
Lahjaddo
wax ka badalAkan |
| ||||||||||||||||||||||||
Magacsiin
wax ka badalMagacsiinta dadka Akan way ku saabsantahay maalinta cunugga daladhay. Hoos wuu ku sheegaa maalinta dalashadha iyo magaca wiilka iyo gabadho loo bixiyo.
Day | Magaca Wiilka | Magaca Gabadha | ||
---|---|---|---|---|
Somali | English | Akan | ||
Isniin | Monday | Dwoada | Kwadwo, Kojo | Adwoa |
Talaadada | Tuesday | Benada | Kwabena, Kobina | Abena |
Arbaco | Wednesday | Wukuada | Kweku, Kwaku | Akua |
Khamiis | Thursday | Yawoada | Yaw, Kwaw | Yaa |
Jimco | Friday | Fiada | Kofi | Afia/Afua |
Sabti | Saturday | Memeneda | Kwame | Ama |
Axad | Sunday | Kwasiada | Akwasi, Kwasi, Kwesi | Asi, Akosua, Esi |
Tixraac
wax ka badal- ↑ Akan at Ethnologue (27th ed., 2024)