Levis waa magaalo ku taal koonfurta magaalada Quebec City, gobolka Quebec. Levis waxay leedahay dad ka kooban 143,414, oo ah magaalada 33aad ee ugu weyn Kanada.[1]

Ville de Lévis02

Tixraacyada wax ka badal