Kiilogaraam
Kiilogaraam
Kani waa maqaal ku saabsan Halbeega cabirka Cufka iyo Muga. adeegsi kale, eeg Kiilogaraam (faah faahin).
Kiilogaraam waa mid kamid qaybaha miisaanka wax lagu cabiro ee aduunka oo dhan laga isticmaalo Ksm waxaana lagu cabiraa Cufka walxaha, waxaana loo suntaa (kg).
Soomaalida waxa ay wax ku cabran jireen halbeega ah Suus , Madaal iyo IWM.