Kasbeeye internet (Af Ingiriis : Internet celebrity ; Af Ingiriis : social media influencer); (Af Ingiriis : internet personality ; Af Ingiriis : influencer) waa qof caan, kasbo, duufasho iyo xeeldheernimadood ka so ceshaday is-duubista internetka horteed. Shaacbixinta ifafaalada baraha bulshada ee kala duwan ee internetka laga soo helo sida Facebook iyo Tiktok, wuxuu hirgeliyay dadk inay kasbadood ku wajahi karaan dad fara badan ee baaxadeed gaadhayso mid caalami ah. Dad fara badan oo kasbeeyeyaal noqday waxay ku dhawaaqeen in ay isu xayeysiiyaan inay yihiin samotaliyeyaal, bulsho-yaqaan, samafaleyaal, xaliyeyaal, murtimaaleyaal iyo aqoondirsadeyaal.[1]

Khaby Lame, oo ah kasbeeye ka soo jeeda Senegaal, sanadka 2021


  1. Schouten, Alexander P.; Janssen, Loes; Verspaget, Maegan (2020). "Celebrity vs. Influencer endorsements in advertising: the role of identification, credibility, and Product-Endorser fit". International Journal of Advertising. 39 (2): 258–281. doi:10.1080/02650487.2019.1634898. ISSN 0265-0487. S2CID 198608820.