Kareena Kapoor

Atariisho Hindi

Kareena Kapoor Khan (loogu dhawaaqo [kəˈriːna kəˈpuːr]; née Kapoor; 21 Sebteembar 1980) waa Atariisho Hindi ah oo ka soo baxda filimada Hindiga.  Waxaay u dhalatay Randhir Kapoor iyo Babita, waana walaasha ka yar atirishada Karisma Kapoor.  Waxaa lagu yaqaanaa dooryasha kala duwan ee noocyada filimada, Kapoor waa mid ka mid ah atirishooyinka ugu caansan Bollywood uguna mushaarka badan.[1]

Kareena Kapoor Khan
Kapoor ee 2014
Ku dhashayKareena Kapoor
(1980-09-21) 21 Sebteembar 1980 ( 43jir)
Bombay, Maharashtra, Hindiya
NaaneesKareena Kapoor
ShaqadaAtariisho
Xaasaska
Saif Ali Khan (g. 2012)
Ilmaha2
Waalidka

Tix wax ka badal

  1. "Happy Birthday! How Kareena Kapoor made it big".