Open main menu


Kansar (Af-Ingiriis: cancer; Af-Carabi: سرطان) waa Cudur khatar ah oo lagu dhinto. Cudurkaan jirka oo ku bataa woona ku weynaadaa.cudurka kansarka ah waa cudur lagu dhashto, laakiin kuwo waxaa jiro oo laga qaado waxyaabaha shucaaca sida shucaaca qoraxda oo kale iyo wixii la mid ah. Cudurada Kansar woo kala duwanyahay. waxeena ukala baxaan sida hoostaan ku qoran.

  • kansarka jirka
  • kansarka baarka
  • kansarka mindhicirada caloosha
  • kansarka kaadida(sigaarka badan oo la cabo)
Cancer
Classification and external resources
ICD-10 Template:ICD10Template:ICD10
ICD-9 Template:ICD9Template:ICD9
DiseasesDB 28843
MedlinePlus 001289
MeSH Template:Mesh2

iyo waxbadan

DaweyntaEdit

Daaweynta cudurka kansarka aad ayee u adagtahay,Maanta waxaa la daaweyn karaa cudurada kansarka kuwo ka mid ah.

XigashoEdit

Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: