Kaftan ama foorjo waa wax bulsha raali iskaga ah ineey wax been ah ama dhaqankooda la xariira iskula kaftamaan. Kaftanka sidiisaba waxay noqon kartaa sheeko yar oo marka ugu danbeeneyso ku dhamaaneeso qosol. Kaftanka si oo u dhadhamo oo qosol u noqdo waxaa ka horeeya in la wada yahay isku dhaqan ama la leeyahay dabeecad deganaan leh oo aqbasha kaftanka.