Joseph Vissarionovich Stalin Af Ruush : Иосиф Виссарионович Сталин , (noolaa 18 Deseembar 1878 ilaa 5 Maarso 1953) wuxuu ahaa Kaligii taliye Joorjiyaan ah iyo siyaasi ka mid ahaa midowgii soofiyet. wuxuu soo noqday Xoghayihii Guud ee ugu horreeyay ee Xisbiga Shuuciga ee Midowgii Soofiyeet sanadkii 1922, markii oo Vladimir Lenin dhintay wuxuu noqday kaligii taliye wuxuuna ku takhalusay dhammaan raggii khatarta ahaa ee uga baqayay in ay majoxaabiyaan. wuxuu dejiyay barnaamij uu ugu yeeray Ruushka in uu kaga saarayo beeraley sabool ah oo uu ka dhigayo awood caalami casri ah. hase yeeshee, waxa arrintaa ka dhalatay dhibaatooyin ay ka mid ahaayeen in dhowr malyan oo qof ay darteed gaajo ugu dhimatay, qaar kalena waa la laayay.

stalinsname)
Иосиф Сталин (Af-Ruush)
იოსებ სტალინი (Af-Joorijiyaan)
Joseph Stalin oo ah muuqaal la oggolaaday oo la qaaday 1937 oo loo adeegsaday ujeeddooyin dadweyne ee gobolka
Xoghayaha Guud ee Xisbiga Shuuciga ee Soofiyeet
Ambassador to Welcome
Xafiiska
3 Abriil 1922 – 16 Oktoobar 1952
ka horeeyayVyacheslav Molotov (sida Xoghaye Mas’uul ah)
Ku xigayGeorgy Malenkov (de facto)
Guddoomiyaha Golaha Wasiirrada
ee Midowga soofiyet
Ambassador to Welcome
Xafiiska
6 May 1941 – 5 Maarso 1953
Kuxigeenada KoowaadNikolai Voznesensky
Vyacheslav Molotov
Nikolai Bulganin
ka horeeyayVyacheslav Molotov
Ku xigayGeorgy Malenkov
Faahfaahin shaqsiyadeed
Dhashay
Ioseb Besarionis dze Jughashvili(efn

18 December
Gori, Tiflis Governorate, Caucasus Viceroyalty, Boqortooyadii rushka (present-day Georgia)
Dhintay5. Maarso 1953(1953-03-05) (da'da 74jir)
Kuntsevo Dacha, Kuntsevo, Moscow, Ruushka SFSR, Midowgii Sofyeet
Sababta  dhimashadaDhiigbaxa maskaxda
Lagu duugayLenin's Mausoleum, Moskow (9 Maarso 1953 – 31 October 1961)
Kremlin Wall Necropolis, Moskow (from 31 Oktoobar 1961)
XisbigaRSDLP (1901–1903)
RSDLP (Bolsheviks) (1903–1912)
Xisbiga Shuuciga ee Ruushka (1912–1953)
Xaaska
Ekaterine Svanidze
(g. 1906; d. 1907)

Nadezhda Alliluyeva
(g. 1919; d. 1932)
CiyaalkaYakov Dzhugashvili
Vasily Dzhugashvili
Svetlana Alliluyeva
Artyom Sergeyev (korsaday)
HooyoEkaterine Geladze
AabahaBesarion Jughashvili
Golaha wasiiradaStalin III
Saxiixa
Adeeg ciidan
Naanees)Koba
DaacadnimoMidowga soofiyet
Laanta/adeegaCiidamada Soofiyeet
Inta sano u adeegaayay1918–1920
1941–1953
DarajoMarshalka Midowgii Soofiyeet (1943–1953)
AmaradaJabhadda Koonfurta (1918–1920) (commissar)
Jabhadda koonfur galbeed (1920) (guddi)
Ciidamada midowga soofiyet (1941–1953) (Taliyaha Sare)
DagaaladaFaragalinta Xulufada ee Dagaalkii Sokeeye ee Ruushka
Dagaalkii Bolish-Soofiyet
Dagaalkii qaboobaha
Dagaalkii aduunka II
AbaalmarinGeesigii Midowgii Soofiyeet
Amarka Baananka Cas (4)
Amarka Lenin (3)
Order of Victory (2)
Order of Sukhbaatar (2)
Order of Suvorov First Class
Order of the Red Star First Class
Order of the White Lion


  • In kasta oo laga takhalusay xafiiska Xoghayaha Guud 1952, Stalin wuxuu sii waday adeegsiga awoodeeda isaga oo ah Xoghaynta xubintii ugu sarreysay.
  • Dhimashadii Stalin kadib, Georgy Malenkov wuxuu u soo muuqday xubin sare ee xoghaynta laakiin si dhakhso ah ayaa loogu qasbay inuu iska casilo jagadaas.
  • Ka dib markii uu iska casilay Xoghaynta, hoggaanka Malenkov ee dalka ayaa si tartiib tartiib ah loogu tartamaayay illaa laga gaadhayo awoodda isku darka ee Khrushchev Sebtember 1953.


Taariikh nololeed

wax ka badal