Jiicdheere waa degmo ku taalo Gobolka Mudug waxeena daris la tahay degmada Bacaadweyne.Waana meel caan ku ah wax soo saarka cusbada.

Degmadaani waxa ay caan ku tahay waa cusbada oo goballo ka tirsan wadan soomaaliya loo qaado sidoo kale waxaa cusbadaas loo iib geeyaa dalalka dariska la ah soomaaliya.

Cusbadaan laga qaado degmada jicdheer badanaa waxaa la geeyaa degmada kalkacyo ee xarunta gobalkaka mudug.

Dada ku dhaqan degmada jicdheer waxa ay badanaa noloshoodu ku tiirsan tahay dhaqashada xoolaha iyo bixida cusbada waxbarashada Waxbarashada degmada jiicdheere waa mid sanadahaan dambe soo hagaageysa,waxbarashada diinta ayaa si aan caadi aheyn uga socota Culumada ugu waaweyn ee degmada jiicdheere waxaa ka mid ah. Sheekh xuseen sheekh axmed. Macalin cabdulaahi maxamed yuusuf. Macalin maxmuud cali baraale ganacsatada. Ganacsiga degmada jiicdheere waa mid si heer sare ah u socda,waxaana ganacsigaas ka mid ah bixida cusbada oo ah degmada ugu cusbada badan degmooyinka iyo deegaanada galmudug. Ganacsatada degmada jiicdheere waxaa ka mid ah xaawo yuusuf cabdi oo ah haweeney magac weyn ku leh degmada jiicdheere xasan aadan galaal xaaji cali dhoore tahaliil cali yuusuf cabdulaahi cali madoobe cabdulaahi yuusuf cabdi cadaciito.