Jaan Jaak Rosoo
Jaan Jaak Rosoo (Jean-Jacques Rousseau): 28 juun 1712 Genève (Iswisarland) - 2 luuliyo 1778 Ermenonville (Faransiiska). Waxa uu rooso wax wayn kataray kacaankii faransiiska.
Yaraantiisii
wax ka badalJaan Jaak Rooso waxa uu kudhashay magaalda Jineefa caailadiisuna waxa ay kasoo jeeday Faransiiska waxa uu Jineefa kunoolaa mudo gaadhaysa 70 sano hooyadii waxa ay dhimatay kadib markii ay isga dhashay waxaa soo koriyay aabihii aabihii oo ahaa nin dagaal badan maaalin maalmaha kamida kadib markii aabihii uu dagaal galay sanadii 1722kii aabihii waxa uu ka cararay Jineefa markaas waxaa soo koriyay adeerkii.
Sanadii 1728 ayaa Rooso waxa uu ka baxsaday isna Jineefa waxa uu galy nolol aad ux waxaanuu ku fashilmay waxyaabo aad u farabadan sida muusiga waxaanuu inbadan tijaabinayay muusigaa iyo qoraalka kadib waxax yar markii uu jineefa ka carary oo ay dadiisu tahy 15 sano waxa uu rooso la kulamay marwo luwaysa di warans waxaanay marwadaasi ahyd Carmal waxa ay gacanta ku haysay Kaniisada rooso kadib markii uu marwadaa la kulamay waxa ay ku dhalisay in uu kaniisa ka midnoqdo rooso waxa uu sifiican ugusoo baxay muusiga waxaanuu noqday nin aad ucaana.
Noloshiisii waynaanta
wax ka badalKadib markii uu roso kamidnoqday kaniisada Kaatooliga waxaa laga qaaday muwaadinimadii uu kulahaa magaalda Jineefa si uu ulasoo noqdo markale muwaadinimadiisii ayuu markale waxa uu kunoqday in uu kamid noqdo kaniisada Borotastanka waxa uu rooso ahaa halka laga raad raaci karo labraaliyadu in ay katimi waayo waxa uu ahaa faylasuuf iyo qoraa si aada ugasoo horjeeday nidaamkii yurubkajray ee kaniisadaha iyo boqortooyooyinka.