Jaamacadda Eelo
Jaamacada Eelo (Af Ingiriis : Eelo University), loo soo gaabiyo EU, waa machad, iyo jaamacad si khaas ah loo leeyahay taasi oo xarunteeda ugu weyn ku taalo farasmagaalka magaalada Boorama, gobolka Awdal ee waqooyigalbeed wadanka Soomaaliya.[1]
Jaamacadda Eelo Eelo University | |
---|---|
Halku dhegga | "Aqoon la'aan waa iftiin la'aan" |
La aas aasay | 2007 |
Nuuca | si gaar ah loo leeyahay |
Madaxwenaha Jaamacadda | Dr. Maxamuud Xaaji Cige |
Ardayda | 2,000 (2014/2015) |
Waxay ku taal | Boorama, Awdal |
Dhismaha jaamacadda | Xarunta ugu weyn ku taala badhtamaha Boorama. |
Website | Eelo University |
FaalloEdit
Jaamacada Eelo waxaa si rasmi ah u sharciyeysay Wasaarada Waxbarashada Somaliland badhtamihii 2007da.[2] Jaamacadda Eelo waxay dhacdaa waqooyiga maamulgoboleedka Somaliland; barta Isuduwaha Caalamiga 08°00′ – 11°30′ taasi oo ku beegan 42°30′ – 49°00′.[3]
Sidoo kale fiiriEdit
TixraacEdit
- ↑ http://www.eelouniversity.org/over-view/Somalia
- ↑ . Puntin http://www.somaliawatch.org/Archivemay/000522103.htm. Soo qaatay 24 February 2013. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ http://www.eelouniversity.org/over-view. Soo qaatay 14 November 2015. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)