Itäkeskus waa degmo ku taal Helsinki, caasimadda iyo magaalada ugu weyn Finland. Waxaana loo yaqaana afka swedush ka ku saabsan galkaan Östra centrum, taasoo macneheedu yahay "xarunta bari". Dadka ku nool magaalada Itäkeskus waxaa weeye 4,833 waxaayna tirakoobkaan dhacay (31 October 2005). Qiyaastii 12 boqolkiiba dadka deggan waxay ahaayeen asal Afrikaan ah, taasoo ahayd saamiga ugu badan ee dhammaan deegaannada Helsinki.

Itäkeskus 2005