Finland

Helsinki (562 570 inh.) Helsinki waxaa weeye caasimada iyo magalada ugu weyn ee wadanka Finland. Waxaana loo yaqaana afka swedush ka ku saabsan galkaan Helsingfors. Helsinki waxay ku taalaa koonfurta wadanka Finland. Dadka ku nool magaalada helsinki waxaa weeye 568,146 waxaayna tirakoobkaan dhacay (31 October 2007). Helsinki magaalooyinka u dhow dhow waxaa weeye (Espoo, Vantaa, Kauniainen markii la is ku doro dadka ku nool gobalkaas waxay gaarayaan 1,000,000 Finland.

Helsinki 2022
Mannerheimintie
Helsinki
Itäkeskus