Dugsi

(Waxaa laga soo toosiyay Iskool)

Dugsi waa goob waxbarasho oo ay ardaydu wax ku bartaan oo ay ku bartaan waxyaabo kala duwan dugsigu Waxa uu leeyahay marxalado kala duwan dugsiga xiligiisa ugu horeeya waxaa lagu tilmaamaa ama lagu magacaabaa uulo oo xilagaas wadamada caalamka badidooda waxbarashadu waa qasab. Dugsigu waxa uu u qaybsamaa laba nooc oo kal ah mid ay dawl; adi maamusho iyo mid sigaara loo leeyahay.

Koonfur Afrika

Dirayska dugsiga

wax ka badal

Dugsiyo badan oo ʿcaalamkaa kuyaala waḥa ay isticmaalaan ama adeegsadaan dirays u gaara oo ardayda lagaga sooco dadka kale.

Waxbarashada qasabka ha

wax ka badal