Qassab

(Waxaa laga soo toosiyay Qasab)

Qasab, ama aale sokor (Af Ingiriis : sugarcane) (magaca Saynis: Saccharum) waa dhir dhaadheer oo ka tirsan qoyska cowska, kaasi oo ka baxa deegaanada cimilada diiran leh sida Koonfurta Aasiya, Afrika iyo Bartamaha Ameerika. Jirida geedka qasab waxaa laga miiraa dheecaan marka la qalajiyo laga sameeyo sokorta caalamka laga isticmaalo.

Saccharum officinarum
Geedka qasabka
Aale sokor iyo sokor budo ah

Tixraac