Is-Dullayn (is-dullayn) waa erey Af-Soomaali ah lana macno ah hoos isu dhigid ama hogaansan. Waxaana badanaa loo adeegsadaa is-dullaynta qofku isu dulleeyo Allaah iagoo muujinaya khushuuc.

Is-Dullayn waa macnaha Submission, oo marka laga soo gudbadda luuqadda Ingriiska ah filim-kii diinta Islaamka lagu aflagaadhaynayey oo ay qortay Ayaan Xirsi Cali.