Interlingua waa luqad la dhisay iyadoo la adeegsanayo kelmado laga helo inta badan luqadaha Galbeedka-Yurub. Waxaa sameeyay IALA- koox dad ah (oo loo yaqaan Alexander Gode) oo ka shaqaynayay in ka badan 20 sano, waxayna dhammeeyeen oo ay daabaceen qaamuuskii ugu horreeyay 1951. Interlingua waxaa la abuuray iyada oo ku saleysan luqadaha: Ingiriisi, Faransiis, Isbaanish, Boortaqiis, iyo Talyaani.

Interlingua
Dhawaaq/ɪntərˈlɪŋɡwə/
Qoyska luqada
  • Interlingua
Koodka luqada
ISO 639-3