Inkishaariyiinta (Turkida cusmaaniyada; يڭيچرى) waxey ahaayeen ciidan si gaar ah u tababaran oo dawladii cusmaaniyiinta ku tiirsaneyd, waxaana la aasaasay 1363, waqtigii orkhaan, suldaan maxamuud labaad ayaa buriyay sanadkii 1826.