Indhabadan wuxuu ahaa guuto ee Darawiishta Diiriye Guure. Waxaa guutadaas ku jirey Naleeye Axmed (Ugaadhyahan) iyo Qayaad. Waxaa abaanduul ka ahaa Barni Maxamuud Sugulle (kaligiimaadhle), iyo Cismaan Boos.