Hadal
Hadal (Af Ingiriis : Speech; Af Carabi : ar) waa nooc ka mid ah wada xidhiidhka kaasi oo la isticmaalayo shanqadh iyo dhawaq laga samaynayo afka, kaasi oo micno iyo fahan la isla yaqaano leh.
Inta la ogyahay maanta dunidan waxaa hadla guud ahaan dhamaan xayawaanka,[1] waxaana dadka u gaar ah hadalka ay qoomiyad kasta keli u leedahay ee loo yaqaano luuqad.
Hadal waa marka afka la isticmaalo waqtiga xiriirid iyo isgaadhsiin.
Sidoo Kale Fiiri
wax ka badalTixraac
wax ka badal
- ↑ "Tucker G. Richard A Global Perspective on Bilingualism and Bilingual Education 1999 Carnegie Mellon University" (PDF). Waxaa laga kaydiyay the original (PDF) 2014-04-24. Soo qaatay 2016-06-19. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin)