Guddi waa tiro dad ah oo loo xulay hawl gaar ah in ay qabtaan oo loo xilsaaray arimo khaas in maamulaan ama soo xaliyaan