Gowlalo waa deegaan ku yaala Gobolka Mudug.Waxay Gowlalo xaduud la wadaagtaa magaaloyinga kala ah; Bandiiradley,Sadex Higlo,Laanwaaley iyo Dhardhaar.