Google Maps waa adeeg khariidad shabakadeed oo ay soo saartay shirkada Google . Waxay bixisaa sawiro dayax gacmeed ah , sawir gacmeed , khariirado jidadka ah, muuqaal 360 ° oo iskuwareeg ah oo wadooyinka , xaaladaha taraafikada waqtiga-dhabta ah, iyo qorsheynta safarka lugta ah, baabuurta, baaskiilada iyo hawada iyo gaadiidka dadweynaha. Sanadkii 2020, Khariidadaha Google waxaa isticmaaley in ka badan 1 bilyan oo qof bil kasta[1].

Google Maps
Cinwaankagoogle.com/maps
Ganacsi?Yes
Nooca siteKhariidaynta bogga
Diiwaan-gelinIkhtiyaar, oo lagu daray Akoonka Google
Diyaar ku ahLuuqado badan
MulkiilahaGoogle LLC
La bilaabay isticmaalkaFebraayo 8, 2005; 19 sanadood ka hor (2005-02-08)
HadaActive

Taariikh wax ka badal

Tixraac wax ka badal

  1. PPC Land. 2020-02-15 https://ppc.land/google-maps-now-used-by-over-1-billion-people-every-month/. Soo qaatay 2020-02-15.  Maqan ama ebar |title= (caawin)