Goobjoog TV
Goobjoog TV waa telefishin gaar loo leeyahay oo ka hadla wararka Soomaalida, waxaana iska leh Goobjoog Media Group.
Gaar ah | |
Shirkada | Telefishin |
La aasaasay | 2017 |
Xarunta | |
Dadka muhiimka ah | Xasan Maxamuud Maxamed |
Lahaashaha | Abshir Maxamed Axmed |
Iska leh | Goobjoog Media Group Goobjoog FM Goobjoog News |
Website | Goobjoog.com |
Taariikh
wax ka badalGoobjoog TV oo la aas aasay sanadkii 2017-kii, waxa uu ku hadlaa Af Soomaali isaga oo ka soo tabiyaa xaruntiisa magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Idaacadda Goobjoog FM ayaa sidoo kale ku taal Muqdisho iyo meelo kale. Barnaamijyada caadiga ah waxaa ka mid ah wararka gudaha iyo dibadda, ciyaaraha iyo madadaalada.