Goobjoog News
Goobjoog News waa shabakad madax banaan oo fadhigeedu yahay Soomaaliya, waxaana iska leh Goobjoog Media Group.
Gaar ah | |
Shirkada | Shabakad |
La aasaasay | 2012 |
Xarunta | |
Dadka muhiimka ah | Xasan Maxamuud Maxamed |
Lahaashaha | Abshir Maxamed Axmed |
Iska leh | Goobjoog Media Group Goobjoog FM Goobjoog TV |
Website | Goobjoog.com |
Taariikh
wax ka badalGoobjoog New oo la aas aasay sanadkii 2012, waa shabakad u heellan tebinta wararka Soomaalida, Afrika iyo kuwa Caalamka ah ee Af Soomaali iyo Ingiriis. Waxay xarunteedu tahay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Wararka maalinlaha ah waxaa ka mid ah wararka gudaha iyo dibadda, ganacsiga, falanqaynta doodaha, ciyaaraha iyo madadaalada.