Gondwana waa magac qaarad mala awaal ah oo ka go'day Mesozoik dambe. Gondwana waxaa ku jiray qaaradaha dhirta badhkii koonfurta casriga ah ee Antarktika, Australia, Afrika iyo Koonfurta Ameerika iyo sidoo kale jasiiradda weyn ee Madagaskar, iyo (malaha) qayb hoosaadka Hindiya.

Siido kale fiiri wax ka badal