Godobjiran

Godobjiiraan waa degmo ka tirsan degmooyinka gobolka nugaal waxayna kamid tahay deegaanada ugu taariikhda weyn deeganada soomaalida waxaana dega ree shirwac oo katirsan besha xaaji cabdalle fiqi walaal oo kamid ah beelaha fiqi cumar

Italic textGodobjiran waa dagmo katirsan gobolka Nugaal waxaa la aas aasay 1961di. == Faahfaahin dheeri ah == Degmada godob jiiran waa magaalo qadiimi ah kana tirsan gobolka nugaal .magaalada wixi ka danbeeyey dagaaladii sokeeye ee dalka ka qarxay waxaa laga dareemayey koboc dhanka horumar ah ..sida waxbarashada caafimaadka iyo ganacsigaba .

Magaalada waxaa dagan beesha ciise maxuud ee maxamuud

Taariikhda degmada wax ka badal

Godobjiran waxaa markii ugu horaysay Degay odayaal reer puntland ah o ay kamid yihiin: salaad timir, Cabaase xirsi mire, Xaaji saxan iyo xasan maxamed cadde.

waa degmo kaduwan degmooyinka somalidu degto wax yaabah layaabka leh ee ilaahay ku manaystay waxaa kamid khayraadka dabiiciga ah sida.beeraha.xoolaha.kalluunka. Waa dhul aad ugu haboon beeraha intabadan dadka degan godob jiraan waa xoolo dhaqato beeraley.

waxa ay leeyihiin ari farabadan.geel iyo lo'

waa dhul eebe ku manaystay nimcooyin farabadan degmada waxaa kukyaala schoolo secandary iyo intermediate intaba

waxaa kasoo baxa dadka aad uleh hal abuurka waxaa ka soo jeeda madax waynihii hore ee puntland Abdirahmaan Maxamed Faroole

degmadan waa degmo dadkeedu ay ku fiican yihiin soo dhawaynta waxaa kuyar hayb sooca qabiilka kusalaysan

waxaa dega soomalida noocyadeeda kala duwan

waxaa qoray ABdirahman geelle

{{Degmooyinka Gobolka mudug