Geerisa waa tuulo oo ku taalo gobolka Awdal ee woqooyiga [[somaliland] gaar ahaan dhinaca maamulka Somaliland.waxaa kale oo leedahay buuro dhadheer iyo macdaan qali ah oo waxaa kalo u dheer dadka reer geerisa waxaay leyihin xolo geel iyo loda

faah faahin dheeraad ahEdit

geerisa waa magaalo u dhow saylac ,maamul ahaana hoostagto saylac waxaana daga beesha ciise gaar ahaan mamaasan cabdalle gadiid waxaa ku dhashay caaqil cali duule, xassan guuled madaxweynihii hore ee jabuuti