Garweyn (Af Carabi : ar‎ Af Ingiriis : Pickaxe) waa qalab ka mida qalab hawleed loo adeegsado qodida dhulka iyo duminta dhagaxa ama carada adag, daka beeraleyda ayaa aad u adeegsada. magaalo iyo miyiba waxbey ku qotaan laga bilaabo dhismaha guryaha ilaa xabaalaha. Waxay leedahay laba ganood oo midna ballaaran tahay tan kalena dhuuban tahay oo gan kasta loo adeegsado hawl gooniya.

Garweyn