Garsoorada Sare ee Somaliland
Garsoorada Sare ee Somaliland (MSS) waa garsoorada ugu sarreysa sida ku cad Dastuurka Somaliland . Garsoorada waxay haysataa awoodda dib-u-eegista garsoorka, awoodda ay ku burin karto qaynuunka ku xadgudubka qodobka Dastuurka. waxay leedahay racfaan kama dambays ah oo balaaran, asal ah, iyo xukuno la-talin oo ku saabsan dhamaan maxkamadaha (oo ay kujiraan maxkamada degmadda iyo maxkamada gobolka ), oo ku lug leh arimaha sharciyada waxayna ku dhaqmi kartaa xukunada laga soo saaray kiisaska iyadoo la tixraacayo xukunkeeda. Maxakamadan ayaa waxa madax ka ah gudoomiyaha maxkamada sare ee somaliland oo uu magcaabay madaxweynaha somaliland, madaxweynaha maxkamada hada waa Adan Xaaji Cali .
Garsoorada Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland | |
---|---|
Supreme Court of the Republic of Somaliland | |
La Aasaasay | 1991 |
Wadan | Somaliland |
Dhacdaa | Maroodi Jeex, Hargeysa |
Ogolaansho bixiyay | Dastuurka Somaliland |
Boosaska | 14 |
Website | Official Website |
Chief Justice of Somaliland | |
Wakhti xaadirkan | Adan Haji Ali |
Ilaa | 3 Juun 2015[1] |
Sidoo kale eeg
wax ka badalTixraacyo
wax ka badal- ↑ https://www.bbc.com/somali/war/2015/06/150603_somaliland_new_chiefjustice. Soo qaatay 3 June 2015. Barameter aan la aqoon
|lang=
ignored (|language=
suggested) (caawin); Maqan ama ebar|title=
(caawin)