Garas

Nooc ka mid ah dhirta

Garas waa geed ka baxo dalka Soomaaliya iyo Itoobiya ama Geeska Afrika ilaa Bariga Dhexe.