Gabayadii Darawiish waxaa ka mid ah kuwii Ismaaciil Mire iyo kuwii emiirka Diiriye Guure.

Gabaygii emiirka Diiriye Guure.

Ismail Mire wax ka badal

Gabayadii abaanduul guud Ismail mire waxaa ka mid ah:

  • Gumburo iyo Cagaarweyne iyo Geedkii Daratoole
  • Goobtii Jidbaaliyo Xargaga guuldarradii joogtey
  • Gembigii ka dhacay Ruugga iyo gudurigii haagay
  • Gabooddeeda Beerdhiga wixii la isku gooraamay
  • Meydkii gabraday seerigey Good ku tumanaysey
  • Gawarkaad maraysaba laftaad galayaxaa mooddo