Gaaninimo (Af Ingiriis : bravery, courage) waa go'aanka iyo isu diyaarka in la xujeyo ama laga dhiidhiyo xanuun, halis, cadow, daandaansi iyo wax cabsi leh. Gaaninimo ku salaysan dagaal waa geesinimo. Gaaninimada ku wajahan jidka waa marka u qofka dhiiranaan muujinayo isagoo dhimasho fool-ka-foolka ufiirsanayo. Gaaninimada ku salaysan asluub iyo akhlaaq waa xuquuqda marka aad diyaar u tahay in lagu tiirsanaado.

Niin gaaninimo u muujinayo haween

sido kale fiiri wax ka badal

Tixraac wax ka badal