flums waa magaalada magaalo ku taalo wadanka Iswisarland ee bartama Yurub gaar ahaan gobolka lagu magacaabo st gallen, magaalada flums waa magaalo ay ku yaalaan mid ka mid ah buuraaha ugu caansan wadanka switzerland flumsberg magaaldu waxey kaloo caan ku tahay ciyaarta barafka,

Flums

Dadka kunool wax ka badal

daka magalaada ku nool waxaa lagu qiyaasaya ilaa 23000 oo qof dadkaas oo ka soo kala jeeda wadamo kala duwan sida 1)- wadama la isku yuraahdo yuguslaafiya 2)- swiss o ah dadka wadanka u dhashay 3)- dad ka soo jeeda afrika sida Soomaaliya

sida aan ka soo xiganay wargeyska caan ka ah ee ku baxa afka jarmalka ee magacisa layiraahdo (derspiegel) ayaa qoray in ay yihiin dadka ugu yar ee ku nool magaalada dadka ka soo jeeda afrika oo lagu qiyaaso ilaa 10 qof

Dadkaan ayaan helnay magacyadooda qaar ka mid ah iyo meelaha ay ka soo kala jeedaan 1)-marwan sharif 2)-cabdi dhuxul (ninkaan oon si rasmi ah loo aqoon wadanka uu ka soo jeedo) 3)-cali ahmed sahal oo ka soo wada jeeda Soomaaliya