Fayraska faafa ee Korona 2019–20

(Waxaa laga soo toosiyay Fayraska faafa ee korona 2019–20)

Fayraska faafa ee Korona 2019–20 waa cudur la isku daarsado oo looyaqaan Covid-19. Cudurkaan waxa uu ku dhacaa habdhiska neefmareenka insaanka, wuxuuna wataa qufac iyo qandho[1][2], qofkii uu ku dhacaa neh oo mudo gaaban ku dili karo hadii difaaca jirkiisa liito.

Jooji Faafidda Jeermiska

Covid-19 wuxuu asal ahaan ka dilaacay suuq lagu magacaabo "wet market"[3], ama suuq qooyan, oo lagu iibiyo xayawaanada dhintay iyo kuwa nool ee magaalada Wuhan ee dalka Shiinaha bishii diseembar 2019kii, wuxuuna ku faafay dalal badan oo caalamka ah.

Calaamadaha Cudurka wax ka badal

Calaamadaha fayraska karona waxaa ka mid ah qandho, qufac qalalan, daal, feero xanuunka, iyo neefsashada oo dhib ah.

Daalka faafa wax ka badal

Daalka faafa

Faafida


Zoom wax ka badal

Zoom

tixraac wax ka badal











  1. https://www.who.int/docs/default-source/coronaviruse/getting-workplace-ready-for-covid-19.pdf
  2. https://www.researchgate.net/publication/339515532_The_epidemiology_and_pathogenesis_of_coronavirus_disease_COVID-19_outbreak
  3. https://www.garoweonline.com/so/maqaalo/coronavirus-astaamaha-cudurka-halistiisa-habka-uu-ku-faafo-iyo-sida-looga-hortaggo