Faroxumayn (ingiriis: abuse) waa qof ama wax markaad isticmaashiid sii aan caadi ahayn, sii aad ka faa'ideysatid.

Ilaahay kuwa dadka kale waxyeela aad buu uga cadhoodaa. Ilaahay aad u karho “gacmo dhiig aan eed lahayn daadiya.”