Fanerosoyig-ku waa eon ku saabsan cabbirka wakhtiga juqraafiga kaas oo ka kooban xaddi badan oo nolosha xoolaha ah. Muddadani waxay soo bilaabatay 545 milyan oo sanno ka hor markii ugu horreysay oo ay soo shaac baxeen xayawaanno culculus oo ilaa maanta socda. Magaceedu waxa uu ka yimid ereyga Giriigga ee macnihiisu yahay "nolosha muuqata", iyada oo tixraacaysa xajmiga noolaha tan iyo qaraxii Kambriyaan. Fanerosoyig waxaa loo qaybiyaa saddex xilli: Balyuusoyig, Mesosoyig, iyo Senosoyig.

HadeyaanArkeyaanBroterosoyigFanerosoyig

Tixraac wax ka badal