Broterosoyig waa eon oo ka dhigan muddo ka hor dillaaca nolosha adag ee ugu horreysa ee Dhul. Muddadani waxay socotay 2500 ilaa 542 (± 1) milyan sano ka hor waxayna qayb ka ahayd xilligii Brakambriyaan. Broterosoyig-ku waxa uu ka kooban yahay saddex xili oo isku xiga kuwa ugu da'da weyn: Balyuubroterosoyig, Mesobroterosoyig, iyo Neobroterosoyig.

Stromatolite-ka Broterozoyig
HadeyaanArkeyaanBroterosoyigFanerosoyig

Tixraac wax ka badal